Wararkii Ugu Danbeyayay Dagaalka Bariga Dhexe Ee Israa**l oo duqeysay

Somalinav
0

Wararkii Ugu Danbeyayay Dagaalka Bariga Dhexe Ee Israa**l Iyo Iraan


Wararkii Ugu Danbeyayay Dagaalka Bariga Dhexe Ee Israaiil Iyo Iraan

 

Wararka Ka Imaanaya Bariga Dhex Ayaa Tilmaamayo Ceel Shidaal Oo Ay Isla Lahaayeen Iraan Iyo Qater In Israa`Iil Ay Werartay Oo Ay Ku Dhufatay  Gantaal Laga Soo Riday Diyaarad Drone Ah. Warbaahinta Yaa Tilmaamay In La Arkay Ceelka Oo Olol Iyo Uuro Madow Ka Soo Baxayaan  Ay Ka Soo Baxayaan Waxayna U Badatahy Gabi Ahaantiisba In Uu Basbeelay. Arintani Waxay Ka Dhigan Tahy Sida Ay Sheegeen Dadka Qurada Ah In  Israa`Iil Ay Si Ogaal Ah U Beegsatay Ceelkaan

 

Maxaa Gantaalaha  Difaaca Looga Soo Qaaday Ukrain

Xog-Hayaha Difaaca Mareykan Pete Hegseth Ayaa Sheegay  In Gantaalihii Difaca Ee Ka Hortagayay Diyaaraha Drons  Ruushka   Laga Soo Qaday Dalka Ukrain .Kuwaasi Oo Sadexdii Sano Ee Ugu Danbeysay Qeyb Ka Ahaa Difaca Dalka Ukrain Iyo Dagaalka Kyive Ay Kula Jirto Moscow.Arintaan Ayaa Ka Danbeysay Markii Ay Israaiil Werartay Dalka Iraan. Hek Ayaa Tilmaamay Tani Qeyb Katay Siyaadada Arimaha Dibada Ee Mareeykanka Iyo In La Ilaahiyo Nidaanka Israaiil Ee Uu Hogaamiyo Binyamiin Natayahu


 Walaaca Heysta Benjamin Netanyahu

Natayahu  Ayaa Walaac Ka Muujiyay Hananka Dagaalka U Socdo Iyo Isbadalada Ay Sameyneyso Dowlada Iraan Taas  Oo Salka Ku Heysay Markii Telefashinka Iraan Uu Si Dhaba U Baahiyay. Fariimo Qalqal Galiyay Qaar Ka Mid Ah Dowlaha Reer Galbeedka Oo Uu Tilmaamay Ayna Suuragal Tahy In Waxka Badan 2000k Oo Gantaal Oo Ah Kuwa Codkooda Ka Dheereya Ee Loo Yaqaan Super Sonic Ay Ku Weerari Doonan Israaiil .


Mareykanka Ayay Umuuqataa In Uu Ka Hortagayo  Talaaboyin Ay Qaadeyso Iraan

Lakiin Mareykanka  Ayay Umuuqataa In Uu Ka Hortagayo  Talaaboyin Ay Qaadeyso Iraan Arintaan Ayaa Ku Soo Aadeyso In Daagaalku Uu Ka Gudbay In La Weraro Sal Dhigyada Ciidamada Iyo Goobaha Wax Soo Saarka Hubka .Lakiin Israaiil Ayaa Bilooday In Ay Duqeyso Kaabayaasha  Dhaqaalaha Iraan .Galinkii Danbe Ee Manta Diyaraha Dagaalka Israaiil Ayaa Weraray Dhowr Goobood  Kofur Galbeed   Wadanka .Warshadaha Soo Saara Gawarida Iyo Xarumaha Korantada Iyo Garoomo Diyaaradeed  Oo Rayid  Ah Iyo Warshado Shidaalka Siyeeya.  Iraan Ayaa Ku Tilmay In Arintaan Tahay Mid Aan La Aqbali Karin


Sare u kaca shidaalka dunida

Shidaalka Dunida Ayaa Lagu Soo Waramayaa In Uu Sare Ukac Uu Ku Yimid Iyadoo Tani Ay Qater Galineyso Suuqyada Caalamka .Iraan Ayaa Sidoo Kale Ku Hanjabtay In Ay Xireyso Kacanka Hourmus Oo Meesha Ugu Badan Ee Dhaqalaha Aduunku Uu Maro Taasoo Qalqal Galineyso Shaqalaha Wadamada Reer Galbeedka.


Ku Dhawaaqida Ka Qeybka Dalgaalka Iraan Iyo Isr--L

Dowlada Mareykanka Aya Ku Dhawaaqday In Ay Suurta Gal Tahy In Ay Qeyb Ka Noqoto Dagaalka Looga Soo Horjeedo Dowlada Iraan .Oo Ay Hada Ku Socoto Duqeeymo Aan Kala Joogsi Laheyn .Xaaladaan Ayaa Ku Soo Aadeyso In Ay Burbureen Wada Hadaladii U Dhexeeyay Mareykanka Iyo Iraan Ka Dib Markii Ay 13-Bishaan Jun Ay Werar Ku Qaadeen Diyaraha Dagaalka Israaiil Gudaha Jamhuuriyada Islamic Ee Iraan. Isla Markaan La Dilay Quburo Farabadan  Oo Aqoonyahano Ah Dhinaha Cilmiga Nucliyeerka Iyo Janaraaladii Hogamiyay Ciidanka Iraan.


Iraan Oo Diiday Wadahadalkii Kala Dhaxeeyay Mareykanka

Dowlada Iraan Oo Arintaa Ka Hadashay Ayaa Sheegtay In Ay Haba Yaratee In Aysan Jiri Karin Wada Hadal Ay Lagalayaan Dowlada Mareykanka .Mar Hadii Wadankooda Uu Dagaal Rasmi Ah Galay. Waxaana Muuqata In Dhinacyada Dagaalmayo In Midba Mid Kale Uu Hawada U Marinayo Hanjabaan Xoog Leh.


Maxuu shaagay Netanyahu 

Natayahu Ayaa Galabta Muuqaal Laga Soo Duubay Ayuu Ku  Sheegay In Ay Si Rasmi Ah Ula Waregeen Maalmulka Hawada Wadanka Iraan .Arintaas Ayuu Sheegay In Mudo Dheer Ciidamada Dalkiisa Gaar Ahaan Kuwa Tiknoolayiyada  Ay Raadinayeen Hadana Ay Gaareen Hadafyo Kala Duwan Oo Ay Rabeen . Sidoo Kale Waxaa Uu Qeexay In Madaxda Sare Ee Wadanka Iraan In Ay Ka Carareen Gudaha  Jamhuriyada Islamic Ah Ee Iraan  .

 

 

Qubarada Dagaalka Ka Faaloota Ayaa Sheegay In Aysan Suuragal Aheen Sheegashada Israaiil

 

Iraan Ayaa Sheegtay In Ay Soo Ridaya Diyaraha Dagaalka F-35 Ee Uu Mareykanku Farsameyso Islamarkana Ay  Yihiin Kuwa Ugu Casrisan Ee Uu Mareykanku Soo Saaray Waana Diyaaraha Jiilka Shanaad 

 

 

 

 

 

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Out
Ok, Go it!
To Top