![]() |
Wararkii
Ugu Danbeyayay Dagaalka Bariga Dhexe Ee Israaiil Iyo Iraan
Wararka
Ka Imaanaya Bariga Dhex Ayaa Tilmaamayo Ceel Shidaal Oo Ay Isla Lahaayeen Iraan
Iyo Qater In Israa`Iil Ay Werartay Oo Ay Ku Dhufatay Gantaal Laga Soo Riday Diyaarad Drone Ah.
Warbaahinta Yaa Tilmaamay In La Arkay Ceelka Oo Olol Iyo Uuro Madow Ka Soo
Baxayaan Ay Ka Soo Baxayaan Waxayna U
Badatahy Gabi Ahaantiisba In Uu Basbeelay. Arintani Waxay Ka Dhigan Tahy Sida
Ay Sheegeen Dadka Qurada Ah In Israa`Iil
Ay Si Ogaal Ah U Beegsatay Ceelkaan
Maxaa
Gantaalaha Difaaca Looga Soo Qaaday
Ukrain
Xog-Hayaha Difaaca Mareykan Pete Hegseth Ayaa Sheegay In Gantaalihii Difaca Ee Ka Hortagayay Diyaaraha Drons Ruushka Laga Soo Qaday Dalka Ukrain .Kuwaasi Oo Sadexdii Sano Ee Ugu Danbeysay Qeyb Ka Ahaa Difaca Dalka Ukrain Iyo Dagaalka Kyive Ay Kula Jirto Moscow.Arintaan Ayaa Ka Danbeysay Markii Ay Israaiil Werartay Dalka Iraan. Hek Ayaa Tilmaamay Tani Qeyb Katay Siyaadada Arimaha Dibada Ee Mareeykanka Iyo In La Ilaahiyo Nidaanka Israaiil Ee Uu Hogaamiyo Binyamiin Natayahu
Walaaca Heysta Benjamin Netanyahu
Natayahu Ayaa Walaac Ka Muujiyay Hananka Dagaalka U
Socdo Iyo Isbadalada Ay Sameyneyso Dowlada Iraan Taas Oo Salka Ku Heysay Markii Telefashinka Iraan
Uu Si Dhaba U Baahiyay. Fariimo Qalqal Galiyay Qaar Ka Mid Ah Dowlaha Reer
Galbeedka Oo Uu Tilmaamay Ayna Suuragal Tahy In Waxka Badan 2000k Oo Gantaal Oo
Ah Kuwa Codkooda Ka Dheereya Ee Loo Yaqaan Super Sonic Ay Ku Weerari Doonan
Israaiil .
Mareykanka
Ayay Umuuqataa In Uu Ka Hortagayo
Talaaboyin Ay Qaadeyso Iraan
Lakiin
Mareykanka Ayay Umuuqataa In Uu Ka
Hortagayo Talaaboyin Ay Qaadeyso Iraan
Arintaan Ayaa Ku Soo Aadeyso In Daagaalku Uu Ka Gudbay In La Weraro Sal
Dhigyada Ciidamada Iyo Goobaha Wax Soo Saarka Hubka .Lakiin Israaiil Ayaa
Bilooday In Ay Duqeyso Kaabayaasha
Dhaqaalaha Iraan .Galinkii Danbe Ee Manta Diyaraha Dagaalka Israaiil
Ayaa Weraray Dhowr Goobood Kofur
Galbeed Wadanka .Warshadaha Soo Saara
Gawarida Iyo Xarumaha Korantada Iyo Garoomo Diyaaradeed Oo Rayid
Ah Iyo Warshado Shidaalka Siyeeya.
Iraan Ayaa Ku Tilmay In Arintaan Tahay Mid Aan La Aqbali Karin
Sare
u kaca shidaalka dunida
Shidaalka
Dunida Ayaa Lagu Soo Waramayaa In Uu Sare Ukac Uu Ku Yimid Iyadoo Tani Ay Qater
Galineyso Suuqyada Caalamka .Iraan Ayaa Sidoo Kale Ku Hanjabtay In Ay Xireyso
Kacanka Hourmus Oo Meesha Ugu Badan Ee Dhaqalaha Aduunku Uu Maro Taasoo Qalqal
Galineyso Shaqalaha Wadamada Reer Galbeedka.
Ku
Dhawaaqida Ka Qeybka Dalgaalka Iraan Iyo Isr--L
Dowlada
Mareykanka Aya Ku Dhawaaqday In Ay Suurta Gal Tahy In Ay Qeyb Ka Noqoto
Dagaalka Looga Soo Horjeedo Dowlada Iraan .Oo Ay Hada Ku Socoto Duqeeymo Aan
Kala Joogsi Laheyn .Xaaladaan Ayaa Ku Soo Aadeyso In Ay Burbureen Wada
Hadaladii U Dhexeeyay Mareykanka Iyo Iraan Ka Dib Markii Ay 13-Bishaan Jun Ay
Werar Ku Qaadeen Diyaraha Dagaalka Israaiil Gudaha Jamhuuriyada Islamic Ee
Iraan. Isla Markaan La Dilay Quburo Farabadan
Oo Aqoonyahano Ah Dhinaha Cilmiga Nucliyeerka Iyo Janaraaladii Hogamiyay
Ciidanka Iraan.
Iraan
Oo Diiday Wadahadalkii Kala Dhaxeeyay Mareykanka
Dowlada
Iraan Oo Arintaa Ka Hadashay Ayaa Sheegtay In Ay Haba Yaratee In Aysan Jiri
Karin Wada Hadal Ay Lagalayaan Dowlada Mareykanka .Mar Hadii Wadankooda Uu
Dagaal Rasmi Ah Galay. Waxaana Muuqata In Dhinacyada Dagaalmayo In Midba Mid
Kale Uu Hawada U Marinayo Hanjabaan Xoog Leh.
Maxuu
shaagay Netanyahu
Natayahu
Ayaa Galabta Muuqaal Laga Soo Duubay Ayuu Ku Sheegay In Ay Si Rasmi Ah Ula Waregeen
Maalmulka Hawada Wadanka Iraan .Arintaas Ayuu Sheegay In Mudo Dheer Ciidamada
Dalkiisa Gaar Ahaan Kuwa Tiknoolayiyada Ay Raadinayeen Hadana Ay Gaareen Hadafyo Kala
Duwan Oo Ay Rabeen . Sidoo Kale Waxaa Uu Qeexay In Madaxda Sare Ee Wadanka
Iraan In Ay Ka Carareen Gudaha
Jamhuriyada Islamic Ah Ee Iraan .
Qubarada
Dagaalka Ka Faaloota Ayaa Sheegay In Aysan Suuragal Aheen Sheegashada Israaiil
Iraan
Ayaa Sheegtay In Ay Soo Ridaya Diyaraha Dagaalka F-35 Ee Uu Mareykanku
Farsameyso Islamarkana Ay Yihiin Kuwa
Ugu Casrisan Ee Uu Mareykanku Soo Saaray Waana Diyaaraha Jiilka Shanaad