![]() |
Axmed Cabdi Kaariye Madaxweyne Galmudug |
Dhuusamareeb ( Somalinav0)-- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Goor goor) ayaa Xalay Magalada dhuusamareeb Ku soo dhaweyay Gudiga Doorashooyinka Qof Iyo Cod
Qoor Qoor Ayaa Noqday madaxweyne Goboledkii Ugu Horeyay Ee Bilaaba Hirgalinta Doorasho Qof Iyo Cod ah
Villa Somalia Ayaa Ladhacsan Talaabadaan uu Qaaday Maamulka Galmudug
Madaxweynaha ayaa sheegay diwaan gilintu ay si Rasmi Uga bilaaban doonta Magaalada Dhuusamareeb
Qoor Qoor Ayaa yiri Hadii Aanahy Reer Galmudug waan soo dhaweyneyna Gudiga Doorashooyinka ,waxaan ku faraxsanahay in ay Doorashadu ka bilaabato Dhuusamareeb.
Sidoo kale, madaxweynaha Galmudug ayaa weerar afka ah ku qaaday xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo hannaanka wax loo wado, isaga oo ugu baaqay inay soo galaan tartanka, ayna qayb ka noqdaan doorashada qof iyo codka ah.
madaxweynaha Galmudug
Ayaa Ugu baaqay in ay sameysataan ururu si ay tartanka qeyb uga noqdaan
Xisbiyo Furta oo tartama wadan gadaal Ha u celinina
Soomali ayaa hada mareysa meel kala guur siyaasadeed ah
Sido kale madaxweynaha Soomaaliya xasa. Shiiq maxamuud ayaa iclaamiyay shir balaaran oo ay ka qeyb gali doonaan Siyaasiyiinta mucaarad ka iyo bulshada qeyba heeda kala duwan
Kala soco warar lagu kalsonyahy